Qoraallo qorsheyn oo ku saabsan liiska xirfadaha Yahan Academy — soo jeedinta 40 xirfadood oo aasaasi ah oo lagu baro dhalinyarada Soomaaliyeed iyada oo loo marayo fiidiyow gaaban.
Su’aasha furan waa kala-horraynta: xirfadahee baa shuruud u ah kuwa kale, kuwaasna nidaam kasta lagu baran karaa. Liisku wuxuu shaqeeyaa oo keliya haddii garaafka ku-tiirsanaantaasi run yahay.